Nagu saabsan
OGOW waa diiwaan keydiye caafimaad oo elektiroonig ah (EMR) iyo nidaam maareyn oo si gaar ah loogu talagalay cisbitaallada iyo rugaha caafimaad ee Soomaaliya. Cisbitaalo badan oo ku yaala daafaha Soomaaliya malaha diiwaan-keydin caafimaad oo la isku halleyn karo. OGOW EMR waxaa loogu talagalay inay wanaajiso helitaanka bukaanka ee diiwaanada, kor u qaado fahamka iyo joogteynta qorshayaasha daryeelka caafimaadka, iyo inay dhisto kalsoonida bukaanku ay ku qabaan habka-xogta caafimaadka iyadoo la adeegsanayo qaabab hal-abuur leh oo ay bulshadu udub dhexaad u tahay. Nidaamkeena waxa laga heli karaa qaababka kombuyuutarka miiska iyo moobilka, waxaanuu leeyahay qeybta waalidka oo loogu talagalay in loogu hogaansamo jadwalka tallaalka, muuqaalada daryeelka caafimaadka aasaasiga ah iyo ka hortagga cudurrada, iyo su’aalo iyo jawaabo (Q+A) oo dhamaantood ku qoran luuqadda Soomaaliga.

BAAHIDA
Marka diiwaangelinta laga dhiso Soomaaliya, waxay hagaajin doontaa isku-duwidda, joogtaynta daryeelka iyo xoojinta kartida go’aanka.
Dhaqaatiirta caafimaadka ee Soomaaliya waxay u baahan yihiin nidaam wax ku ool ah si ay ula socdaan baaritaanada, daaweynta iyo isbedelka lagu yareeyo dhibaatada ay keeneen cudurrada faafa

HADAF KEENA
Hadafkeena wuxuu yahay in la hirgeliyo xalal elektaroonig ah si loola socdo isbeddellada iyo helitaanka kala duwanaanshaha qaababka xanaanada iyo natiijooyinka ka soo baxa bulshooyinka khayraadka ku xiran ee dalka oo dhan. Nidaam mideysan ayaa xaqiijin doona in ay jirto si socosho lagu kalsoonaan karo oo lagu daryeelayo bukaanada Soomaaliya jooga.

OGOW waa diiwaanada elektarooniga ah ee caafimaadka (EMR) iyo nidaam maamul oo wax ku ool ah oo loogu talogalay isbitaallada Soomaaliya. Hadafkeena ugu muhiimsan waa horumarinta bixinta daryeelka caafimaadka iyada oo loo marayo wada shaqeyn, casriyeyn iyo waxtarka. Borogramka EMR waa midkii ugu horeeye oo noociisoo kale ah oo siiya faidooyin fara badan dhaqaatiirta daryeelka caafimaadka kaasoo leh qalab lagu hormariyo: tayada, sii socoshada, qiimeynta, iyo cadeymaha daryeelka cafimaadka ayadoo loo marayo maamulid aad u hormarsan.
Haysashada waqti dhab ah ee aad kuheleyso diiwaanka bukaan socodka, waxay u oggolaaneysaa dhakhaatiirta in ay si dhakhso ah u aqoonsadaan xaaladihii hore iyo daaweynta hadda ee heerka shakhsiyeed. Waxay sidoo kale u oggolaaneysaa inay arkaan isbeddellada, gaar ahaan xarumaha dadweynaha, si ay si fiican ogu diyaar garoobaan cudurrada faafa ama kuwa dillaaca.
OGOW EMR waxay bixisaa qalab iyo qeybta muuqaalada barashada oo leh kheyraad loogu talagalay in lagu xoojiyo waalidiinta si ay door firfircoon uga ciyaaraan, ugana qeybqaadaataan caafimaadka iyo faya-qabka carruurtooda (iyo naftooda).
OGOW EMR waxay la kaashanaysaa Response Innovation Lab si ay u abuurto fariin habboon oo ku saabsan ka hortagga Covid-19 iyada oo loo marayo qeybta muuqaalada barashada ee OGOW EMR. Dhamaan fariimaha waxa ansaxisay dowladda Soomaaliya, waxaana sidoo kale laga heli karaa Keydka rasmiga ah ee Kheyraadka COVID-19 ee hoos yimaada isbahaysiga Wasaaradda Caafimaadka iyo Qaramada Midoobay (UN), Baahinta Khatarta iyo Ka Qeybqaadashiinta Bulshada (RCCE). Intaa waxaa dheer, haddii aad leedahay kanaal aad ugu faafin karto muuqaaladan Soomaaliya, fadlan xor baad u tahay inaad sidaa sameyso.
Kheyraadka Soomaaliga ah ee COVID-19
Ku dhufo sawirka aad doontid si aad u booqato kheyraadka muuqaalada

Deeqsinimadaada ayaa gacan ka geysaneysa in la sameeyo heer cusub oo ku saabsan bixinta daryeelka caafimaadka ee Soomaaliya. Mahadsanid! Fadlan ka feker inaad ku deeqdo ololeheena si aan nooga caawiso inaan gaarno hadafkeena ah inaan ballaarino nidaamkan diiwaanka caafimaadka guud ahaan isbitaalada iyo rugta caafimaadka ee Soomaaliy
DEEQ (PAYPAL):
OGOW waxay bixin doontaa wada-shaqeynta loo baahan yahay, xoojinta qaabilida, iyo qibrado si loo caawiyo Isbitaalka oo loo sameeyo feelasha bukaanka caafimaadka iyo maareynta feelashaasi. Waxaan isticmaali doonnaa fahamkayaga shuruudaha Isbitaalka, oo ay weheliyaan xirfadaha kooxdeena iyo waayo-aragnimadeena, si aan si guul leh ugu caawino iyaga.
Gaar ahaan, waxaanu: Diyaarinaynaa, Horumarin doonaa, Imtixaanna ka qaadi doonaa nidaam caafimaad oo elektaroonig ah, waxaan habeyn doona barnaamijka Tababarka, iyo Waxyaabaha Waxbarashada Munaasibka u ah, waxaan Bilaabi doonaa Diyaargarow Bulshada, waxaan La wadaageyna Aqoonta iyo khibrada Teknooloojiyada.
OGOW waa diiwaanada elektarooniga ah ee caafimaadka (EMR) iyo nidaam maamul oo wax ku ool ah oo loogu talogalay isbitaallada Soomaaliya. Hadafkeena ugu muhiimsan waa horumarinta bixinta daryeelka caafimaadka iyada oo loo marayo wada shaqeyn, casriyeyn iyo waxtarka. Borogramka EMR waa midkii ugu horeeye oo noociisoo kale ah oo siiya faidooyin fara badan dhaqaatiirta daryeelka caafimaadka kaasoo leh qalab lagu hormariyo: tayada, sii socoshada, qiimeynta, iyo cadeymaha daryeelka cafimaadka ayadoo loo marayo maamulid aad u hormarsan.
Haysashada waqti dhab ah ee aad kuheleyso diiwaanka bukaan socodka, waxay u oggolaaneysaa dhakhaatiirta in ay si dhakhso ah u aqoonsadaan xaaladihii hore iyo daaweynta hadda ee heerka shakhsiyeed. Waxay sidoo kale u oggolaaneysaa inay arkaan isbeddellada, gaar ahaan xarumaha dadweynaha, si ay si fiican ogu diyaar garoobaan cudurrada faafa ama kuwa dillaaca.
OGOW EMR waxay bixisaa qalab iyo qeybta muuqaalada barashada oo leh kheyraad loogu talagalay in lagu xoojiyo waalidiinta si ay door firfircoon uga ciyaaraan, ugana qeybqaadaataan caafimaadka iyo faya-qabka carruurtooda (iyo naftooda).
OGOW EMR waxay la kaashanaysaa Response Innovation Lab si ay u abuurto fariin habboon oo ku saabsan ka hortagga Covid-19 iyada oo loo marayo qeybta muuqaalada barashada ee OGOW EMR. Dhamaan fariimaha waxa ansaxisay dowladda Soomaaliya, waxaana sidoo kale laga heli karaa Keydka rasmiga ah ee Kheyraadka COVID-19 ee hoos yimaada isbahaysiga Wasaaradda Caafimaadka iyo Qaramada Midoobay (UN), Baahinta Khatarta iyo Ka Qeybqaadashiinta Bulshada (RCCE).
Intaa waxaa dheer, haddii aad leedahay kanaal aad ugu faafin karto muuqaaladan Soomaaliya,
fadlan xor baad u tahay inaad sidaa sameyso.
Kheyraadka Soomaaliga ah ee COVID-19
Ku dhufo sawirka aad doontid si aad u booqato kheyraadka muuqaalada

#COVID19Somalia

Deeqsinimadaada ayaa gacan ka geysaneysa in la sameeyo heer cusub oo ku saabsan bixinta daryeelka caafimaadka ee Soomaaliya. Mahadsanid! Fadlan ka feker inaad ku deeqdo ololeheena si aan nooga caawiso inaan gaarno hadafkeena ah inaan ballaarino nidaamkan diiwaanka caafimaadka guud ahaan isbitaalada iyo rugta caafimaadka ee Soomaaliya.
DEEQ (PAYPAL):
OGOW waxay bixin doontaa wada-shaqeynta loo baahan yahay, xoojinta qaabilida, iyo qibrado si loo caawiyo Isbitaalka oo loo sameeyo feelasha bukaanka caafimaadka iyo maareynta feelashaasi. Waxaan isticmaali doonnaa fahamkayaga shuruudaha Isbitaalka, oo ay weheliyaan xirfadaha kooxdeena iyo waayo-aragnimadeena, si aan si guul leh ugu caawino iyaga.
Gaar ahaan, waxaanu: Diyaarinaynaa, Horumarin doonaa, Imtixaanna ka qaadi doonaa nidaam caafimaad oo elektaroonig ah, waxaan habeyn doona barnaamijka Tababarka, iyo Waxyaabaha Waxbarashada Munaasibka u ah, waxaan Bilaabi doonaa Diyaargarow Bulshada, waxaan La wadaageyna Aqoonta iyo khibrada Teknooloojiyada.

Happy #InternationalDayofGirl! 🎉
I’m looking forward to speaking at Cooperation Canada’s ‘The Future is Innovative’ to share how @ogowhealth and partners are advancing gender equality and health outcomes through innovative community-centric approaches.
#IDG2022 #DayOfTheGirl https://twitter.com/cooperation_ca/status/1578377839463776256
Join us at the #FuturesFestival with Khalid Hashi CEO & Founder of @ogowHealth to speak at our session “The Future is Innovative: Testing Solutions to Advance Gender Equality and Health Outcomes”.
👉https://hopin.com/events/international-cooperation-futures-festival/registration?mc_cid=0c2c9b96e3&mc_eid=UNIQID
We are helping build a network of digitally empowered community health workers!
🧕🏾🤳🏾👨🏾⚕️🤳🏾
Proud of team @ogowhealth and partners for strengthening access to life-saving primary healthcare while building stronger, tech-enabled community health programs across Somalia.
Taageerayaasheena