
- im@rk
- February 23, 2023
Haddii aad u maleynaysid inaad khatar ugu jirto Koroona-fayras (COVID-19), fadlan daawo muuqaalkan gaaban ee is-qiimeynta si aad u ogaatid waxa aad sameyn kartid
If you think you may be at risk for Coronavirus (COVID-19), please watch this short self-assessment video to find out what to do next. DIIDMO: Macluumaadkan looguma talagalin inuu bixiyo talo daweyn. Haddii aad qabtid su’aalo daweyn, xusuusnow inaad wacdo (449, 343, 988) DISCLAIMER: This information is not intended to replace medical advice. If you have medical questions, remember to call (449, 343, 988)